Ayado ku saabsan Kitaabka Quduuska oo mowduuc ah

Waa bilow wanaagsan haddii aad doonaysid in aad ogaato carsho ama waxyaabo ku saabsan kitaabka quduuska. . Taani micnaheedu ma ahan in aadan iska daafto aqriska kitaabka oo dhan. Wuxuu ka caawinaya oo kali ah, xafidinta qoraalada gaagaban oo saal u ah iimanka iyo helida dhiriirgalinta iyo xoojinta shayo qaas ama arrimo dheg dheg ah.. Guuji dabaqaadka hoose si aad u aqristo ama aad u dhageysato liska maqalka ee booga kor ee cutubyada.